Fadeexado Dul Hoganaya Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Siisay Somaliland

0
Thursday January 12, 2023 - 18:47:24 in News by Abdi Good
  • Visits: 3006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexado Dul Hoganaya Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Siisay Somaliland

    Fadeexado Dul Hoganaya Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Siisay Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexado Dul Hoganaya Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Siisay Somaliland
Gobolka Awdal oo 2 arday la siiyey iyo Gobolka Sool oo 1 arday la siiyey.

Fadeexadaha dul hoganaysa deeq waxbarasho oo Itoobiya siisay Somaliland.


Xoghayaha arimaha bulshada xisbiga Waddani Maxamed-sidiiq Dhamme ayaana sidan cadeeyey isaga oo qoraal ku yidhi:-

"Ceeb iyo Caddaalad darro loo badheedhay?

Komishanka Tacliinta Sare qaybinta 100 Arday ee Deeqda Waxbarasho ee Dalka Itoobiya innagu caawiyay maxay ku saleeyeen? Gobolka Awdal wuxuu helay 2 Arday, Gobolka Sool wuxuu helay 1 Arday, suuragal ma aha in Deeq kasta ay ka qadaan labada Gobol ee Galbeed iyo Bari u kooneeyaa, waa in Deeqaha si siman Gobollada loo gaadhsiiyaa, Sool iyo Awdal Caddaaladba deeqda !"

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.


Loading...
Loading...