War Deg Deg Ah:-Booliska Somaliland Oo Hada Hargeysa Ka Qabtay Mustafe Martin iyo Goobta Ay Ku Xidheen

0
Wednesday January 11, 2023 - 23:40:45 in News by Abdi Good
  • Visits: 5046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Booliska Somaliland Oo Hada Hargeysa Ka Qabtay Mustafe Martin iyo Goobta Ay Ku Xidheen

    War Deg Deg Ah:-Booliska Somaliland Oo Hada Hargeysa Ka Qabtay Mustafe Martin iyo Goobta Ay Ku Xidheen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Booliska Somaliland Oo Hada Hargeysa Ka Qabtay Mustafe Martin iyo Goobta Ay Ku Xidheen
war degdeg ah:-ciidamada booliska somaliland ayaa hotel-ka Cali Jirde ee magaalada Hargeysa ka qabtay Mustafe Martin oo dhawaan yimid somaliland.

war rasmi ah oo hada iga soo gaadhay saraakiil ciidan ayaa ii xaqiijiyey in boolisku ay saldhiga dhexe ee Hargeysa ku xidheen Mustafe Martin oo ay soo qabteen.


ilaa hada lama cadayn sababta keentay in xukuumada somaliland ay xidho Mustafe Martin, waanan idinla socodsiin doonaa wixii warar ah ee ka soo kordha.
Mustafe Martin oo Soo Bandhigay Kumaan Kun Dollar oo la Siinayo Dadka Soomaalida Mareykanka • Oodweynenews.com Oodweyne News

Loading...
Loading...