Hadii Aad Maqashid Wadan Ayaa Hormar Gaaray Waxa Sabab U Ah Dadkiisa

0
Wednesday January 11, 2023 - 14:16:50 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadii Aad Maqashid Wadan Ayaa Hormar Gaaray Waxa Sabab U Ah Dadkiisa

    Suasha Iweydinta Mudan Aya Ah Sideen Ugahortagi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suasha Iweydinta Mudan Aya Ah Sideen Ugahortagi



Waxan Wada Ognahay Hadii Google Aad Gasho Aad Kuqorto Somalia Waxa Kusobaxaayo Dad Rafadsan, Dhul Awar Kamuuqato, Dad Qoryo Wataan Iyo Kuwo Tahriib Bad Weynta Kudhimanaayaan. Waxaas Oo Idil Waa Xaqiq Oo Wadankeena Wee Kadheceen Balseh Qarkooda Kamid Ah Hada Xal Aya Loohelay.


Fikirkeyga Kuadan Sideen Ugu Qeyb Qadankara Dib Udhiska Wadankeena Waxa Kamid Ah: Sidadka Somaliyeed Ee Qurbaha Joogan Iyo Kuwa Ajaanibta Ah Ee Umalgashtaan Dalkeena Waxa Inalagudboon Tilabada Ugu Horeeso Xumaanta (Negative Attitude) Wadankeena Laga Fafinayo Aan Kahortagno Sida Article Yada Google Lagusoqorayo Oo Xogta Beenta Ah Laga Fafinayo Wadankeena Somalia.



Suasha Iweydinta Mudan Aya Ah Sideen Ugahortagi Karna Dadka Xogta Qaldan Wadankeena Kagud Binayaan Aniga Waxaan Kawa Hadii 1000 Websites Oo Dhalinyaro Somaliyeed Leeyihiin Ee Kusoqoran Articles Kusabsan Hormarka Iyo Dalkeena Wanagiisa. Waxan Qawa In Kuwa Xumaanta Naga Fafinijireen Ee Meesha Kabixidoonan.


Aniga Iyo Asxbtyda Waxan Diyar Unahnau In Aan Kudhawaad 100 Dhilinyaro Somali Ah Aan Kacawino Dhismaha 100ka Website Welibo Aan Kudhisno Hab Free Ah Siaan Wadankeena Hormarkiisa Uga Qeyb Khaatadano.


Farhan Abdi Kadiye


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...