Doolaal Oo Tolkii Habarjeclo Ka Codsaday Inay Uga Hiiliyaan Muuse Biixi Iyo Fariinta Uu U Diray

0
Tuesday January 10, 2023 - 13:57:29 in News by Abdi Good
  • Visits: 1862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doolaal Oo Tolkii Habarjeclo Ka Codsaday Inay Uga Hiiliyaan Muuse Biixi Iyo Fariinta Uu U Diray

    Doolaal Oo Tolkii Habarjeclo Ka Codsaday Inay Uga Hiiliyaan Muuse Biixi Iyo Fariinta Uu U Diray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doolaal Oo Tolkii Habarjeclo Ka Codsaday Inay Uga Hiiliyaan Muuse Biixi Iyo Fariinta Uu U Diray
gaashaanle sare Doolaal ayaa tolkii Habarjeclo ka codsaday inay uga hiiliyaan Muuse Biixi oo ay codka siiyaan cidii uu taageero.

taliye Doolaal ayaa fariintan u diray tolkii "Anigu Doolaal ahaan Naftayda waan idiin huray,Hilbahaygana Waan idiin googooyey,Maanta Waxaan Doonayaa Inaad ii hiilisaan Oo aad yeeshaan halkii aan maro inaad iigu hiilisaan.


Maanta Qori qaata idinma lihi,Jabhad Sameeya idinma lihi,Waxaan Doonayaa In Maalinta Farta aad ii hiilisaan oo aad fartiina iigu hiilisaan" Mujaahid Doolaal oo la hadlayey Reer Wadaamagoo.
May be an image of 1 person and text that says '心 WAR CUSUB.'

Loading...
Loading...