Qaar Kamid Ah Qaladaadka Uu Muuse Biixi Sameeyay Intii Uu Xilka Hayay?

0
Tuesday January 10, 2023 - 09:32:14 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Qaar Kamid Ah Qaladaadka Uu Muuse Biixi Sameeyay Intii Uu Xilka Hayay?

    "Waa Madaxweynihii ugu horeeyay ee mudaharaad salmiya ku dila in ku dhaw 20 qof"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa Madaxweynihii ugu horeeyay ee mudaharaad salmiya ku dila in ku dhaw 20 qof"



Hargaysa (HWN) Maxaad ka ogtahay khaladaadka uu sameeyey Muuse Biixi ee aanay ku kicin Madaxwaynayaashii Dalka uga horeeyey

 

1. Biixi Waa Madaxweynihii taariikhda ugu horeeyey ee inta uu Adiss Ababa tagay hadana yidhi Waxa idaba socda Madaxweynihii Somalia Farmaajo Ilaa uu ka reebay Gudoomiyihii golaha guurtidu Saleebaan Maxamuud oo uu ku yidhi  "waar ha noo keenin”

 

2. Biixi Waa Madaxweynihii ugu horeeyey ee Somaliland soo Mara ee Taliye ciidan oo u Xukumaa uu umad dhan oo Reer Somaliland ah kana mid ah dadka leh Dalkan ( Sanaag bari ) uu ku yidhaahdo iska taga kharash baad nagu hayseen awalba, ee kaaga darane Ninka Sidaas yidhi weli muuse waa u taliyihii

 

3. Waa Madaxweynihii ugu horeeyay ee mudaharaad salmiya ku dila in ku dhaw 20 qof Kuna dhaawaca boqolaal qof magaalooyinka Hargeisa, Burco, ceerigaabo iyo Laascaanood


Loading...
Loading...