Walalkay Nimcaan Hilaac Waxaan U Sheegayaa Reer Awdal Waa Somaliland

0
Monday January 09, 2023 - 18:03:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Walalkay Nimcaan Hilaac Waxaan U Sheegayaa Reer Awdal Waa Somaliland

    Waxa Qoray:- Gulled Wahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Qoray:- Gulled Wahan



 

Walalkayga Nimcaan hilaac waxaan u sheegayaa reer  Awdal waa Somaliland.

Somaliland waxaan ka nahay mulkiilayaan walal dheef aan dhib lahayn ayaan ka sugaynaa.

 

Ha naqon islaantii awrka cirka aragtay ee dameerkeedii jarka ka tuurtay walal waxa maqan ha joogtee mida aan ku nabad iyo caano maalnay noodaa, Hadii aad garoonka kubada cagta wax ka qabanayso adiga oo shaashayn wixii aad qabanayso ku soo tar hadalkaygu waa talo.

 

Wiilkii hooyadii diida aayodi ma hayso

Dhalinyarada kale waxaan leeyahay Somaliland waa lama huraan Somaliya waxaan la jecel nahay nabad iyo nolol fiican inagu Somaliland ayaan leenahay


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...