Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Mudaharaadkii Laascaanood

0
Sunday January 08, 2023 - 17:00:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Mudaharaadkii Laascaanood

    "Waxa ku dhinteen 14 qof, halka 38 kalena ku dhaawacmeen."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa ku dhinteen 14 qof, halka 38 kalena ku dhaawacmeen."



Hargaysa (HWN) Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in mudaharaadyadii ka dhacay Magaalada Laascaanood ay ku dhinteen 14 qof, halka 38 kalena ku dhaawacmeen.


War ay soo saartay Hay’adda Qaxoontiga u qaabilsan ee UNHCR, ayaa waxa kale oo ay ku sheegtay in dad gaadhaya 2,880 qof ayaa ku barakacay mudaharaadyadii u dambeeyey ee Magalaada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.






No description available.
Loading...
Loading...