Masuul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xabsiga Dhexe Ee Berbera Ku Hubsadaday Muwaadin Musuq La Xidhiidhiyey

0
Friday January 06, 2023 - 21:58:34 in News by Abdi Good
  • Visits: 1508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xabsiga Dhexe Ee Berbera Ku Hubsadaday Muwaadin Musuq La Xidhiidhiyey

    Masuul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xabsiga Dhexe Ee Berbera Ku Hubsadaday Muwaadin Musuq La Xidhiidhiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xabsiga Dhexe Ee Berbera Ku Hubsadaday Muwaadin Musuq La Xidhiidhiyey


Xoghayaha abaabulka xisbiga Kulmiye Sheekh Saleebaan Siciid ayaa xabsiga dhigay Cabdisamad Axmed Cali oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Berbera.

Cabdisamad Axmed Cali ayaa habeenkii afaraad ku xidhan saldhiga dhexe ee Berbera, fariin uu ku qoray Facebook oo uu kaga hadlay musuqmaasuq dul hoganaya xoghaye Sheekh Saleebaan ayaana galaafatay xoriyadiisa.

Wararku waxay sheegayaan in Xoghayaha abaabulka xisbiga Kulmiye Sheekh Saleebaan oo ay la kulmeen ehelada muwaadinkan xidhan uu ku wargeliyey inuu maxkamada ka warsugayo go’aanka ay ka gaadho dacwadiisa, taas oo sababtay inay gacanta iskula tagaan qaarkood.

Qoraalka lagu xidhay muwaadin Cabdisamad ayaa u dhignaa sidan "45-kun oo wacygelinta diwaangelinta ah ayaaloo soo dhiibay ninkan idiin muuqda iyo dhawr la mida, markaasay isuduweyaashii gobolka Saaxil ku leeyihiin waxaad keentaan 500,000 kun oo shilinka Somaliland ah oo ah qaadhaanka xisbiga Kulmiye, subaxaanalaah.

May be an image of 3 people, people standing and text that says 'Abdizamed Ahmed Ali Mon at 9:42 pm 45 thousand Wacyigalinta Diwaan Galinta Baa Dhiibay Ninkan Idiin Muuqda Iyo Dhowr Kale Lamida Markaasay Isuduwayaashii Gobolka Leeyihiin Waxaa Keentaan 500000kun Oo Shili Soomaaliland Ah Oo Qaadhaanka Xisibiga Kul Party Ah Subxaan HCTV HCTV'


Loading...
Loading...