Caduur Dhawdhawdu Uma Dhicin

0
Thursday January 05, 2023 - 11:29:48 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caduur Dhawdhawdu Uma Dhicin

    Hadii Somaliland kiiskeeda gooni isutaag sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadii Somaliland kiiskeeda gooni isutaag sababta

QALAD 30 sano madaxda Soomaaliya samaynaysay oo ay hada samaynayaan kuwa Somaliland ayaa jira kaas oo ah inaanay kala garanayn marka wax lakala TABANAYO iyo marka la kala TAGAYO ee la kala tashado .

30 sanay madaxda Soomaaliya lahaayeen (walaalaheena wax tabanaya) ee Somaliland taas ayaana keeni wayday in xal waara laga gaadho arinka dhex yaal sababtuna waxay ahayd inay qaar DHAYAL sanayeen arinka qaarna ay ka DHAB ahayd .


Maanta tii oo kale ayaa taagan oo madaxda Somaliland reer SSC waxay ku sheegayaan qaar wax TABANAYA halka aanay waxba TABANAYNE ay ayaahooda ka TASHADEEN se aanay ina bahalkii iyo talo xunta uu ka talo qaato wali u dhicin oo xaalku wuxuu marayaa "caduur dhawdhawdu uma dhicin" .✅

Hadii Somaliland kiiskeeda gooni isutaag sababta u wayn ay ka dhigi jirtay Xaquus maantaba Xasuuq uu muuse gaystaa ka dhacay Laascaanood markaa xasuuq xasuuq kama buruud wayna diiniyana qofkii qof dila ayaa ka dhigan inuu umada oo dhan laayay macadala waaba intaad ogtihin ku laayay .

Somaliland na ku daysay maadaamuu kii ictiraaf ahaa ku daayay oo Isaaqland ayay bahashii ku soo aruurtay oo awalba darafyada lagama rabin se rajaa jirtay iyadiina waakaa soo afmeeray ducodiid , Isaaqiyadiina ku daysay dhexda u xidhan jirtay sii jiritaankeeda oo wixii la wada dhistay waatii iyaga dib muuse ugu

adeegsaday ee maalinta cad magaalada lagu dhexlaynayay Hargeysa iyo Burco oo iyadoo badbaadiya lays leeyahay waa tii carabta loola yaacay ee ehlulbayd ayaynu wada nahay faleebo looga dhigayay xaalkuna wuxuu marayaa xabaal iyo ninkeed loo kala tag muuse iyo guriga moorgan loo kala tag ye wuxuu yeeli doono waynu u joognaa kolay sidaas ku xijaaban maayo oo in kale ayuu rabaa inuu sii galaafto ooy iilka la galaane .....

W/Q/ DrMawliid Ku-dar


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...