Isaaq Bari Iyo Samaroon Kuma Jiraan Xasuuqa Ka Socda Laascaanood.

0
Wednesday January 04, 2023 - 11:54:41 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isaaq Bari Iyo Samaroon Kuma Jiraan Xasuuqa Ka Socda Laascaanood.

    Beelaha dhulbahante talaydu waxa weeye cadawgu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelaha dhulbahante talaydu waxa weeye cadawgu



1991 Isaaqa Bari Garxajis iyo Habarjeclo duulaan iyo Guumaad Kama ay qaadin Harti ciidamadii Ahmed Mire talihii aaga Bari wuu nabadgeliyey jaarkisii coladiina wuu joojiyey.


Ina Biixi iyo Cabdilah Darewal taliyashii agga galbeedka ee SNM iyagu xasuuqii ugu xumaaayey ka gaysteen 1991 Dila iyo Borama.



Maantana ciilqabayaashii galbeedka Isaaq ee xasuuqaa hore ugeystay Awdal Ayey taladii nasiib daro gacantooda gashay oo hogaan u yahay ciilqabaha Ina Biixi iyo Nuux baasto oo laascanood ka wada xasuuqii ay hore Dila iyo Borama 1991 md la mid ah.


Sidaa awgeed beelaha Isaaq Bari Garxajis iyo Habarjeclo waa inay qaataan talada Boqor Buur Madow iyo Boqor RAABi iyo caaqil Abdi Omer oo ah tii aad ku kala badbadeen 1991 ee Taliye Ahmed Mire qaatay.


Beelaha dhulbahante talaydu waxa weeye cadawgu Isaaq oo dhan maaha,Samaroon ma ah waa Macawslay laga keenay Gabiley iyo Galbeedka Hargaysa iska celiya oo dhulkiina ka xoraysta.Xaq baad ku joogtaan kii dhintay waa shahiid ka nool sharaf ha ku nolaado ee dulmiga iska dulqaada.Taariikh darawiishta ayaad ku suntantihiin ee Guulaysta


GUUL IYO GOBANIMO

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...