Side Loo Doorta Hogaamiyaha Wanaagsan Q 5aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan

0
Monday June 17, 2019 - 10:01:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1367
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Side Loo Doorta Hogaamiyaha Wanaagsan Q 5aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan

    Nidaamkii iyo Habkii lagu doortey ABU-BAKAR sadiiq ka dib Geridii Rasuulkeeni Maxamed e guulaystay aduun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nidaamkii iyo Habkii lagu doortey ABU-BAKAR sadiiq ka dib Geridii Rasuulkeeni Maxamed e guulaystay aduun

iyo akhiraba inagana ina so gaadhsiyey diintan aynu ku badbaadnay SCW WAXA u ahaa nidaam wanaagsan o lo bahanyahay in aynu dib uso nooleyno isla markaana ay waajib inagu tahay in aynu talabadaas wax ku doorano madaama ay tahay xal wanaagsan o muslimiintu isku af garteen ka dib cida qaban doonta hogaanka islaamka garidi rasuulkena maxamed SCW.



WAA hab aad iyo aad u fudud isla markaana aan lahayn wax bur bur dhaqaale iyo qaylo anay ka imin Karin iyo wax cadaalad daro ah isla markaana si adkenaya kalsoonida iyo isku xidhnanashiyaBulshada  islaamka ah.


Hadaba manta dawladaha islaamka Badankooda waxa ka jira nidaam kale oo ah in ay bulshadu wax doorato rag iyo dumar ba wayel iyo dhalinyaraba sida daraded inta aynu ka baxayno nidaamkas aynu ku doorano hogaamiyahena  dabecadahan hoos ku taxan o lo bahanyay in aynu ku dhaqano inta aynu ku jirno nidaamkaas:

v DIIN.

v DADNIMO.

v DABACSANAN.

v DADAAL.

v DAACIDNMO.

v DULQAAD.

v WAX TAR.

v AQOON IYO KARTI.

v HUFNAAN IYO HAN.

v QOF LA JAAN QAADI KARA ISBADALDA ADUUNKA.


Hadaba ugu danbayn bulshooy aynu ku doorano dabecadahas hogaamiyahena si aynu u horumarno o bal aynu dib uso nooleyno nidaamki lagu doortey abu-bakar sadiiq.

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH


BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer Politician Researcher and writer

Hogaan IYO Horumar.

Q 5AAD side Loo Doorta Hogaamiyaha Wanaagsan Q 5aad E Guusha ENG Mohamed Aden Hassan)

 

 

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  [email protected]

Tell:         0634394700.

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...