Yaa Ka Dambeeya Dilalka Mudoharaadyada Aan Hubaysnayn.
Hubaal (Stage) Ka Soomaali Oo Dhani Fahansantay Marka Laga Reebo Maamulada Ku Lug Leh, Jabahada, Koox Aha Hoos U Abaabulan Waxaa Dhulbahante Lug Iyo Gacamba Kula Jira Intaa Aan Soo Sheegay Laakiin Ummadda Soomaaliyeed Waxay Qudha Fahansantay Stage Kaa Koobaad Ee Dilalku Qorshaysan Yihiin. Kow!
Maxay Dilal Ku Dadka Taageersan Wadani Iyo Ucid Ee Xisbiyada Mucaaridka Ah Maxay U Noqdaan Taa Anigu Waxaan Kaga Jawaabayaa Dadka Damiirka Leh Iyo Waxqabadka Ee Dhulbahante Ayaa Mucaaridka Ku Jira Waayo Muse Biixi Ujeedadiisa Siyaasadeed Wey Fashailantay Oo Wax Garadkii Wuu Ka Yaacay.
Muse Biixi Diintii Iyo Dhaqankii Dagaal Uu Kula Jiraa Si Uu U Dabagalo Ismail O Geelle.
Suaasha Kale Ee Biyo Kama Dhibcaabka Ahi Waa Muxuu Muse Biixi Iyo Ina Kaahin Iyo Saleebaan Gaal Siyaasad Ooda Isku Sid Kani U Diidan Yihiin Inay Juhdi Geliyaan Soo Qabashada Iyo Ilaalinta Nabadda Laascaanood. Halkaa Waxaa Ka Muuqday Dilayaal Iyo Dilayaal Kalkaal.
Su'aasha Kale Ee Iyana Biyo Kama Dhibaanka Ahi Waa Maxay Xukuumadda Muse Biixi U Dishaa Tiro Sugan Mudaharaadada Aan Hubaysnayn 5 Ama 6 Ama Todoba, Waa Dil Hore Ay U Wada Qorsheeyeen Seddex Nin ( It Is Leaked Secret) Waa Saleebaan Gaal, Muse Biixi Iyo Ina Kaahin, Kuwa Kale Sida Daba Gale Iyo Nuux Taani Waa Amar Fuliyayaal Uun.
Waxaa Dadka Caadiga Ah Ka Qarsoon Oo Aanay Loo Sheegay Sida Puntland, Somaliland, Xukuumadda Federalka Iyo Kooxaha Hubaysan I Tuba Lug Bay Ku Leeyihiin Waanay Isku Tuurtuuraan, Ummmadana Way Habaabiyaan In Arintaa La Ogaado. Hadday Yidhaahdaan Guddi Baadhiyeed Baan Dirayaa A Waa Khiyaamada Ugu Weyn Ee (Cover Up) Ka.
Hadaba Nin La Tumay Talo Jirtaa, Dhulbahante Intu Lacag Ururiyo Guddi Nadiifa Ha Iska Soo Xulaan Oo Ka Madaxbanaan Maamuladoo Dhan Oo Culimo Ka Madatay Oo Islaamka Sharcigiisa Waafaqsan Ha Loo Baadho, Siyaasi Soomaaliyeed A Ka Fogeeya Markaa Dilayaasha Iyo Wixii Ku Lugleh Debadda Ha Lasoo Dhigo.
Ayaan Dhaw Nin Kalaa La DiliLix Kalena Mudaharaadka Ku Dili Qorshaha Muse Iyo Saleebaan Iyo I A Kaahin Uga Meel Yaal Mudaharaad Kasta Waa Lix Toogta Magta Waanu Bixin Aan Ahayn Ta Garxajis. Markaa Mag Ha Aqbalina Ee Askarta Waxaa Ku Jira Kuwa U Xilsaaran Dilidda Mudahaharaadyada Markaa Lix Askari Toogta Markaa Say Sheekadaasi Soo Afjarmaysaa.
Mohamed Bashe
Wa Bilaahi Tawfiiq.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!