Madaxweyne M.Biixi Muxuu Doorasha Uga Meeraysanayaa?

0
Saturday December 31, 2022 - 10:42:09 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 949
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne M.Biixi Muxuu Doorasha Uga Meeraysanayaa?

    Maxaa U Sabab Ah?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa U Sabab Ah?




Madaxweyne M.Biixi waxa uu lumiyay kalsoonidii shacabka,

Waxaanu ogyahay hadii uu doorasho qabto

In laga helayo.


Waayo? Shacabkii dalka ee wax dooranaayay way ka aamin baxeen.

Waayo? 5-tii sano ee uu xukun hayay dalka, waxba uma soo kordhin

Wax uu dadka la horyimaado oo uu yidhaahdo mar kale igu doorasho

( ma hayo , mana qaban).



5-tii sano ee uu madaxweynaha ahaa waxa uu ku dhamaystay

khilaaf siyaasadeed iyoshaqo la'aan iyo cicir-barar iyo cadaalad daro iyo car-juug dheh iyo qabyaalad iyo boob iyo eex iyo xadhig.


Wax horumar la yidhaahdo ( hadalkiisa iska daa)

Sidaas awgeed waxa uu doonayaa in uu inqilaab casriya sameeyo oo uu ku gaadho keligii talisnimo .

Sharciga oo uu gacanta ku qaato iyo ila meerayso iyo khilaaf joogto ah .


Sidaas awgeed cid dooranaysaa ma jirto.

hadii uu doorasho xor iyo xalaal ah uu qabto .


Hadaba ilaa goorma ayay u soconaysaa khilaafkanu iyo ila meeraysadu iyo sharci jebintu ?

Wax kastaaba meel iyo xili ay dhamaadaan ayay leeyihiin .



 

 

Cali Maxamed Biixi

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...