Cali Guray Oo Sheegay In Somaliland Ku Socoto Meel Uu Hore Uga Digay

0
Friday December 30, 2022 - 19:15:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guray Oo Sheegay In Somaliland Ku Socoto Meel Uu Hore Uga Digay

    "Ku Lahaa Laascaanood Lugooyo Weeyaan!!"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ku Lahaa Laascaanood Lugooyo Weeyaan!!"



Hargaysa (HWN) Siyaasi Cali Guray oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ee inta badan ka hadla marxaladaha Dalka ayaa ka hadlay mudaharaadka ka socda magaalada Laascaanood iyo awooda ciidanka Muuse Biixi u adeegsanayaan shacabka.

 

Siyaasiga ayaana qoraal uu baahiyay ku sheegay in hada ay Somaliland ku socota meel uu sheegay in uu hore uga digay.

 

"Somaliland Way Ku Socota Halkii Aan Wax Badan Ka Digayay Dagaalkuna Waa Bilaw.”

"Ku Lahaa Laascaanood Lugooyo Weeyaan!! "Somaliland Way Ku Socotaa Halkii Aan Wax Badan Ka Digayay. Maanta Ka Daaba Ma Lihi Ee Ku Soco Ayaan Leeyahay.  Dagaalkina Waa Bilaw. Ta Alleh Ayaanay Noqon Ee Tu Kale Noqon Mayso”ayuu yidhi Mujaahid Cali Gurey.

 

Magaalada Laascaanood ayay maalintii afraad ka socdaan mudaharaadyo lagaga soo horjeedo dad lagu laayay magaaladaasi oo qaarna ay laayeen cid aan la garanayn, halka kuwa kalana ay laayeen ciidanka Somaliland.

 


Loading...
Loading...