Xildhibaan Gobsan Oo Si'adag Uga Hadashay Xaalada Laascaanood

0
Thursday December 29, 2022 - 23:35:52 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Gobsan Oo Si'adag Uga Hadashay Xaalada Laascaanood

    "Somaliland, waxaan leeyahay reer Laascaanood waxay rabaan cida laysay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland, waxaan leeyahay reer Laascaanood waxay rabaan cida laysay"


 

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Gobsan Muxumed oo ka mid ah Xubnaha Somaliland ka soo jeeda ee ugu firfircoon uguna kartida badan barlamaanka Soomaliya ayaa si adag uga hadashay xaalada Laascanood waxayna tidhi



"Cod dheer iyo mid gaaban waxa magaalada Laascaanood ka dhacaya maaha wax la aqbali karo.

Shacabkayga  reer Laascaanood waxaan leeyahay walaalayaal dhammaantayo idinla dareen baanu nahay, waanu idinla jirnaa ee idinkama jirno.


Somaliland, waxaan leeyahay reer Laascaanood waxay rabaan cida laysay dadkoodi masuuliyadda amaankana waxay dusheeda tahay Somaliland.”

 

Magaalada Laascaanood ayaa waxa weli ka socda rabshado, tiiyoo caawa laga soo sheegayo inay xabadi ka dhacayso magaalada.

Dhinaca kale shacabka ayaa magaalada ka dhex taagay calan Khaatumo iyo sidoo kale calanka dawlada Somaliya

Loading...
Loading...