Muxuu Yahay Qorshaha Muuse Biixi Ku Doonayay Inay Dagaalamaan Beeluhu Ee Fashilmay?

0
Sunday December 25, 2022 - 11:35:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Yahay Qorshaha Muuse Biixi Ku Doonayay Inay Dagaalamaan Beeluhu Ee Fashilmay?

    "Waxaasi oo dhan waxa loo samaynaayay is ay qabaa'ilku isku dilaan,"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaasi oo dhan waxa loo samaynaayay is ay qabaa'ilku isku dilaan,"



Hargaysa (HWN) Xoghayaha Cadaalada Xisbiga  Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa soo bandhigay ficilo uu Muuse Biixi Sameeyay oo ku doonayay inay isku dhacaan beelaha Somaliland.

 

Muuse Biixi oo xidhxidhay Saxafiyiintii ugu badnaa intii uu xilka hayay ayaa xoghayuhu sheeegay in ujeedada uu safaaxada uxidh xidhayay ay ahayd sidii ay iskugu dhici lahaayeen Beeluhu "Muddo xileedkii Madaxwaynihii hore ee Somaliland Waxa la xidh xidhay Wariye yaashii ugu badnaa oo xukun xaaraan ahi ku dhacay, waxa sidoo kale la xidhay Salaadiin badan.

 

Waxaasi oo dhan waxa loo samaynaayay is ay qabaa’ilku isku dilaan, balse qabaa’ilkii ayaa ka fiicnaaday oo fahmay waxa socdaa in ah kicin tahay” Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha Cadaalada Waddani.

 

Muuse Biixi ayaa noqonaya Madaxwaynihii ugu xadhiga badnaa intuu xilka fadhiyay, isagoon xadhiga ukala soocin Salaadiin, siyaasiyiin, saxafiyiin iyo sidoo kale bulshada caadiga ah.


Loading...
Loading...