Tahniyad aroos

0
Sunday December 25, 2022 - 11:01:11 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad aroos

    Hambalyo Hanbalyo Hanbalyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Hanbalyo Hanbalyo

No description available.



Reer Cali-Bade, Reer Dheeg Kaahin, Reer Axmed Cunaaye iyo Reer Maxamuud Baaruud, Waxay Hanbalyo,

bogaadin iyo tahniyad u dirayaan. Mudane Yuusuf Maxamuud Baaruud iyo Marwo Ugbaad Fuad Fartaag

oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Manchester ee UK, Illaahay haydinka yeelo reerkii dhismee dhaqma,

Hoygii lagu soo hirto, Gurigii lagu nastee lagu nagaado, oo wada-jiree nabad iyo farxad ku nagaada Weyne idinka yeel,


Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Ca'wo.


Aamiin.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...