Sisiladda Mala-Awaalka Ee Xukuumadda Somaliland Wadankii Waddo Laga Shalay Doono Cagta U Saartay.

0
Sunday December 25, 2022 - 10:55:59 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sisiladda Mala-Awaalka Ee Xukuumadda Somaliland Wadankii Waddo Laga Shalay Doono Cagta U Saartay.

    Somalia Isku Xidhnaada Oo Mucaawinooyinka Qaybsada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalia Isku Xidhnaada Oo Mucaawinooyinka Qaybsada


Ugu Horayn Way Cadday Inuu Ismail Omer Geelle Faragelin Qaawan Ka Sameeyey Somaliland Iyo Somalia Isagoo Raba Si Dadban Iyo Simuuqataba Uga Faaiidayso Waayo Isagu Dad Iyo Dhul Mid A Ma Hayo Waayo Dakhligiisa Asalka Ahi Waa Dekedda Iyo Kirada Qacidaadka Military Wuxuu Ka Helo Imikana Waxaa Ethiopia Waddaa Waa In Ciisaha Djabouti Laga Wareejiyo Oo Canfarta Loo Dhiibto Kol Haddii Somaliyi Baabaday.



 

Muse Biixi Oo FAHANKA Dawladnimo Aan Waxba Ka Aqoon Iyo Kobcinta Dal Iyo Dad Ayuu ISMAIL OMER GEELLE Helay Dabadeed WADDO MALA-AWAALKA AYUU U JEEXAY.:


 

1- Waxuu Yidhi Xisbiyada Qaran Iyo Doorashooyinka Iska Baabi'i, SHEEKADA Ictiraafkana Kabadhada YEY Soo Dhaafin.


 

2- Xisbbi Qudha Samayso Iyo 2 Xisbbi Oo Been Been Oo Badget Wacan Qaata, Waanuu Soo Wadaa.


 

4- Durbaanka Qaranimada Ha JOOJIN CIIDAN Ku Ilaaliya A Samayso Oo Cidi Yey Si Fudud Kuu Helinba.


 

Caafimaad Iyo Waxbarasho Iyo Waxkasta Private Ha Noqdaan Tayadooda Waxba Kaama Gelin. Kulmiye Oo Siilaanyo Ah Waa Mabdaii Ay Isku Afgarteen Laakiin Muse Jeebkuu Kala Soo Baxay Sheeko Cusub Oo Ka Duwan Tay Siilaanyo Iyo Amina Weris Ku Ballameen.


 

Somalia Isku Xidhnaada Oo Mucaawinooyinka Qaybsada Waa Tuu Farmaajo Diiday Ee Hassan Sheekh Ka Ogolaaday Kulmiye.


 

Wadani Haddaan Cabdirahman CIRRO U Madax Ahayn 2017kii Soo Muu Dhaaafeen Ee Nin Mayal Adag Buu Kulmiye Ku Noqday Oo Kulmiye Imika Xisbbi Ahaan Ma Jiro Oo Wuxuu U Dhisan Yey Waa Mala-Awaalka Ahaan, Waxa Qudha Ee Uu Ku Wada Jooga An Waa Cashuurtaa La Leefleefaayo Ee Wadanka Bakhtigu Waa U Xaaraan, Weligeed May Somaliland May Gaadhin In Bil Walba Qof Is Gubo Ama Is Deldelo Nololxumo Awgeed.


 

Wadanku Hoos Uu U Sii Socdaa, Iskartu Kala Yaac Bay Qarka U Saarantay.


 

Muse Biixi Sidii Atoorii Film Hindiga Ayuu Kolba Meel Isku Qaaday Aa Wax Kastuu Lacag Ku Helayana Wadanka Iyo Dadka Wuu Dhaafsanayaa.


 

Maantuu U Darnaa Oo Laa Illaha Illaah Ay Is Haystaan Oo I An Yar Oo Cabdimaalik La Yidhaa Ayuu Isagoo Madaxweyne Isku Sheegaya Hadalkuu Yidhaa A U Jawaabayaa Oo Iska Xidhan Ayaa Isagiyo Qaar Gaalo Ahi. Waa Xukun Qarqooshkii Masar Soo Maray Uun Ega Dheh.


 

M Bashe

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...