Xildhibaan Fariin U Diray Haweenay Ku Indhaheeda Ku Wayday Xabsi Hargeysa Ku Yaala

0
Sunday December 25, 2022 - 10:26:17 in News by Abdi Good
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Fariin U Diray Haweenay Ku Indhaheeda Ku Wayday Xabsi Hargeysa Ku Yaala

    Xildhibaan Fariin U Diray Haweenay Ku Indhaheeda Ku Wayday Xabsi Hargeysa Ku Yaala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Fariin U Diray Haweenay Ku Indhaheeda Ku Wayday Xabsi Hargeysa Ku Yaala
Xildhibaan Barkhad Batuun oo Fariin u diray haweenay lagu magacaabo Idil ismaaciil taas oo indhaheeda ku weydey xabsiga dhexdiisa.

"Wallaashay Idil Ismaaciiley' Haddi aad weyday Indhahaagii waayi maysid hiilkayaga, waxa aan kula raadin doonnaa Caddaalad, xuquudaada illaa aad helaysana waxaanu nahay garabkaaga, waxaanu metelnaa waa noloshaada iyo ta Muwaadiniinta kale ee caddaalad raadiska ah, 4 bilood in aanad helin Caddaalad waxa ay daliil u tahay dulmiga iyo doorkiisa uu dalka ka taagan yahay. 


Albaab walba waan kula garaacayna niyadaada wanaaji wallaal garab iyo gaashanna waxa ku ah umadda Somaliland ee samaha jecel. Waxa aan kaa raali gallinaya in aad ku soo beegan tahay wakhti golluhu fasax yahay laakiin rejo waxa aan ku qaba in aad deg deg u helo doontid xuquuqdaada Insha Allah."
No description available.

Loading...
Loading...