Shirkada Maraakiibta MCS Group Oo La Wareegtay Lahaanshiyaha Shirkada Bollore Africa Logistics

0
Sunday December 25, 2022 - 10:11:15 in News by Abdi Good
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Maraakiibta MCS Group Oo La Wareegtay Lahaanshiyaha Shirkada Bollore Africa Logistics

    Shirkada Maraakiibta MCS Group Oo La Wareegtay Lahaanshiyaha Shirkada Bollore Africa Logistics

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Maraakiibta MCS Group Oo La Wareegtay Lahaanshiyaha Shirkada Bollore Africa Logistics

Shirkadda Maraakiibta ee MCS Group ayaa la wareegtay (iibsatay) 100% lahaanshiyaha Shirkadda Bolloré Africa Logistics.


MSC ayaa u hawlgalin doonta shirkadda Bolloré Africa Logistics si madaxbanaan, iyada oo hoos imanaysa sumad cusub oo la soo bandhigi doono sanadka cusub (2023) bilowgiisa.

Shirkadda Mediterranean Shipping Company oo xurunteeda tahay magaalada Geneva ee dalka Switzarland ayaa ah hantida qoys Talyaani ah. Halka Shirkadda Bolloré Africa Logistics ay hoos imanaysay shirkadda Faransiiska ah ee Bolloré Group.

Bolloré Africa Logistics ayaa aheyd shirkadda ugu balaadhan dhinaca gaadiidka iyo logistics-ka wadamada Afrika. Waxana hoos imanayay 250 shirkadood oo yaryar oo ay ka shaqeeyaan 21,000 oo qof oo 49 wadan ka hawlgalla, kuwaas oo 47 ka mid ah ay yihiin Afrika.
May be an image of outdoors
May be an image of text that says 'SALE OF 100% OF BOLLORE AFRICA LOGISTICS TO THE MSC GROUP. After having obtained the regulatory and competition approvals that conditioned the completion of the operation, the Bolloré Group announced on December 21st 2022, the sale of 100% of Bolloré Africa Logistics to the MSC Group. The sale concerns all the Bolloré Group's transport and logistics activities in Africa. BOLLORÉ LOGISTICS'

Loading...
Loading...