Wasiir Iyo Suldaan Isxilqaamay Oo Ladqabo Ugu Tagay Axmed Muumin Seed Oo Waddani Ku Biiraya

0
Saturday December 24, 2022 - 10:10:43 in News by Abdi Good
  • Visits: 2493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Iyo Suldaan Isxilqaamay Oo Ladqabo Ugu Tagay Axmed Muumin Seed Oo Waddani Ku Biiraya

    Wasiir Iyo Suldaan Isxilqaamay Oo Ladqabo Ugu Tagay Axmed Muumin Seed Oo Waddani Ku Biiraya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Iyo Suldaan Isxilqaamay Oo Ladqabo Ugu Tagay Axmed Muumin Seed Oo Waddani Ku Biiraya
Wasiirka Biyaha Cali Mareexaan iyo Suldaan Habaar oo ka mid ah madax dhaqameedka Taageera xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa ayaa kulan la qaatay wasiirkii hore ee beeraha Axmed Muumin Seed oo ku sii jeeda dhinaca mucaaridka.

wasiirka biyaha iyo suldaan Habaar ayey wararku sheegayaan inay siyaasi Axmed Muumin Seed kala hadleen qorshaha uu doonayo inuu dib ugu noqdo xisbiga Waddani iyaga oo u soo jeediyey inaanu dhinacna u dhaafin xisbiga Kulmiye ee uu hore ugu biiray, balse wararku may cadayn jawaabta uu siiyey iyo labadan xubnood ee sida isxilqaanka ah ugu yimid.


warar maalmihii ugu danbeeyey soo baxayey ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee beeraha Axmed Muumin Seed uu qorshaynayo inuu dib ugu noqdo xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo uu ka baxay markii lagaga guulaystay tartankii uu u galay musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi.

May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 5 people, beard, people standing and outdoors

Loading...
Loading...