Somaliland Maxay Maraykanka Kaga Badelatay Danta Uu Ka Leeyahay?
Somaliland Maxay Maraykanka Kaga Badelatay Danta Uu Ka Leeyahay?
Mareykanku dan ayuu leedahay oo u socdaa,Somaliland maxay kaga beddelatay Danta Mareykanku ka leeyahay Somaliland.?
Somaliland ma tahay dal u diyaar ah in bogcad ay ku taalo uga faa’iidaysato dublamaasiyad ahaan iyo xidhiidh caalami ahaan? Mise sidii Imaaraadka ayaa xaqul qallinku yahay isha keliya ee wax lagu arko?
Tibor Nagy oo soo noqday, kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Afrika uqaabilsanaa Afrika waa nin taageersan qaddiyada Somaliland farriin tooska aad loo buun buuniyo, balse taasi beddelkeeda Madaxda Mareykanka ee Somaliland imaadaa waxay sheegaan In ay tegeen Gobolka ka mid ah Somalia, sida labadii safar ee u dambeeyey ay ku sheegeen labadii ee Somaliland yimid bilihii u dambeeyey, jawaab waafi ah oo laga bixiyeyna jirin, markaa ma Somaliland ayaa raali ka ah, mise meesha ay yimaadeen ayaanay madaxdeedu kala hadal arrimo khuseeya arrintan ay ku celceliyaan.
Somaliland waxay u baahan tahay in ay hal abuur cusub, qorshe siyaasad arrimo dibeddeed oo mangal ah, hawl gelinta dadka aqoonta u leh arrimaha iyo tababarista aqoonyahankeeda bartay xidhiidhka caalamiga ah iyo dublamaasiyadda in ay hawl geliso.
![]() |
Loading...
Loading...