Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka

0
Saturday December 24, 2022 - 09:52:57 in News by Abdi Good
  • Visits: 690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka

    Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka
Dawlada Argentine ayaa ka fikiraysa in xidiga kubada cagta ee Messi iyo xulka dalkaasi ee ku guulaystay koobkii aduunka ee 2022 lagu sawiro lacagta dalkaasi,

warar ka soo baxay dawlada Argentine ayaa sheegaya in hay'addaha lacagta u qaabilsan dalkaasi ay ka fikirayaan hirgelinta qorshe ay doonayaan in lacagta loogu soo sawiro xidiga Messi iyo xulkii u qaaday koobka aduunka.


No description available.

Loading...
Loading...