Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Shacabka Hargeysa Waydiinaysa Halka Ay Biilka Ka Helaan
Saaka waxaa xaafadaha
Degmadda Maxamed Mooge ee C. Hargeysa ku Soo Kalahay Dhalinyaro sheegay inay
Xog ururin Samaynayaan kana Socdaan Wasaaradsa Hawlaha Guud ee Jsl iyo Dowladda
hoose ee C. Hargeysa.
Waxa iga yaabisay 6
su'aalood oo ay dadka ay Albaabadooda ku Garaaceen waydiinayeen oo ay leeyihiin
waa su'aalaha ay ku salaysan tahay Xog ururinta aanu wadno ee na loo soo diray.
Bal ila eeg Su'aalahan
hoos ku qoran weeye 5ta Su'aalood ee ay
Dumarka ay guryaha ugu tageen waydiinayeen dhalinyarta aan Saaka arkaye ?
1. #Gurigaagu waa Imisa Makhsin ?
2. #Tirada_Dadka ku
Nuuli waa imisa Qof ?
3. #Risiqu Xagu ka soo
galaa ama Il dhaqaale maxa Idiin ah ' ma Dibada laydinka soo biiliyaa ?
4. #Amniga Gurigaaga yaa Ilaaliya ma Gaadh ayaa
ilaaliya ?
5. #Xashiishka ma
shirkadaha Gaarka loo leeyahay ayaa idinka qaada ?
6. #Biyaha ma Biiyado
ayaa idiin dhaamiya ?"
W/Q: Saxafi Zir
Abdiwali Ali.