Qaabaynata Siyaasada Arimahadibada

0
Sunday June 16, 2019 - 09:35:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaabaynata Siyaasada Arimahadibada

    Hadiiaynu kusii socono qaabaynata siyaasada arimahadibada ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadiiaynu kusii socono qaabaynata siyaasada arimahadibada ,

Markaaynu eegono siyaasada arimahadibada (foreign policy )waxaa lagu dejiyaa amaba loo qaabeeyaa  cawaamil ( international factor ) oo doorka  ugu  wayn    kaciyaara siyaasada arimaha dibada , kuwaa  soo ay ka mid yahiin



Intranatiol system or power structure

International law

International organizations

Alliance and military strength or arm race


Cawaamishaanoo ah kuwii khuseeyey amababa loo gooyey siyaasada arimaha dibada  ee kabaxsan gudaha   dalka ( external determinant of foreign policy )


Dhisida awooda amba indaamka caalamigaa( the intanational system or power structure )

Aduunkan   cusub oo  kazoo bilaabmay heshiiskii wastphalia sandkii 1648kii ,aynaka mid ahaayeen ,dal wayn,daldhexe , dalal yaryarbaba, oo isdhexgalkoodu   kabilaabmay habka  caalamigaa , taasoo doorka ugu wayn   aylahayd  sidii loo qaabeeyey siyaasadaarimahadibada ( foreign policy) iyo   wadadaha shaqaya ee u dhaxaysaya qaramada aduunka , siyaasda dibadanwaxaa loo qaabeeyaa amba loo nisbeeyaa awooda caalamigaa    iyagoo ay riixaysay isbedelada  iyo dhacdooyinka shaqsiyaadku    abuureeneek ee utacaluqa siyaasada arimaha dibada iyo waxii khatro  kuyimidba .


Hadaba soo bixidii kacankii (revolution bolshivik) ee sadankii 1917kii iyo soo bixidii awoodii shuuciyada, iyo china 1949kii , iyo soocelintii awoodii   fransiiska ee De gaulle hogaaminayey, iyo Hitler kii Germany iyo soo bixidii  dowladahii  cusbaa ee   aasiya  iyo   afrika, waxay wax wayn  ka  bedeleen awoodahii  dhisnaa (power structure ) waxayna saamayn ku  yeesheen siyaasadii  arimaha (foreign policy ) ee    dalal badan


Sikastaba ha ahaatee fiditaankii  iyo isku xidhmida siyaasada aduunka waxay gooysay doorka siyaasada dibadu ee  dalalka aduunka, siyaasad dibad gaarahaana waxay bedeshaa oo ay xawishay awoodaha caalamigaa iyo  qaabkeedii , Matalan talyaanigaoo kale waxa uu isticmaalayey  siyaasad xirfad  badan  dagaalkii  koowaad ee aduunka  si uu   u  kasbado lana wadaago dalalkii    gumaystayaashu iyo siday ay wax u habeeyeen  ee qaybsashadeen daalakii ay kala  wareegeen kuwii kale


1980 nidaamka  caalmiga ah waxa uu noqdaay qaybo uqaabaysan dabaqado (bipolar) halka( unipolar  ) maraykanka oo kaliya kahaa mid kaligii aha (hegemonic power ),dhacdadana   waxay  dib u qaabaysay nidaamkii awoodeed ,taasoo ay raad ku yeelatay siyaasada arimaha dibadu.


Suulidii   midowgii  soviety waxay  horemarisay (unpilar) ooah  dalkamarykanka , sidii  uu Bush yidhi " either with us or against us ‘ama  qaar nala  jira yey noqon  amaba qaar nagu   mucaanada ah ’,taasina   waxay  cadaysay in dalal  badan  saamayn ku yeeshaan amaba  laga  faquuqo (margins ) kaasoo loo  bixiyey  dagaalka (global

war on terror ) taasina waxay  noqtay  noocka mid aha awood     unkida (power structure ) ee  heer   caalami, .


by: khaddar adam aw muuse

 

 [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...