Waxaan kula wadaaga qaar kamida qoddobo adiga kugu saabsan.
Gabdhaha quruxda badan waad fiirisaa balse kuwa kibira
1-inta badan ma jeclid meelaha buuqa badan waxaad jeceshahay degnaanta iyo jawiga dagan ee ku dhisan aamusnanta.
2- iftiinka ma jeclid sida tellkaaga iftiinkiisa ama laydhka qolkaaga intaba wad iska gaabisa/wad damisa.
4- waxaad jeceshahay inaad mar walba salaadaha tukado lkn shaydaanka iyo dhibaatooyinkiisa ayaa kaa awood badan.

5- Gabdhaha quruxda badan waad fiirisaa balse kuwa kibira badan waad yastaa kuma mashquushid.
6- kalinimada waad xiiseysaa marar qaar dadka ayaad ka dhex baxdaa si kaligaa aad jawi u qaadato aadna u fikirto.
7- habeenkii waad dhafartaa adigoon la sheekesanen qofka uu xariirka kaala dhaxeeyo sababta aad u dhafarto ma qeexi karo.

8- markaad kaligaa tahay waad isla hadashaa taasna waalli ma aha naftaada iyo danahaaga unbaad iskala hadasha.

9-kama heshid qosolka iyo kaftanka badan mana tihid mid xir xiran kaliya way kooban yohiin qosolkaaga iyo hadalkaaga.
10- markuu subaxdii qof ku kiciyo qofka ma fiirisid ilaa aad iska tirtirto dhareerkaaga.





Sxb runta sheeg meeqo qodob baan kaaahelay adiga ahan.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...