Qodobo cilmu nafsi ah

0
Wednesday December 21, 2022 - 12:24:42 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobo cilmu nafsi ah

    Dadka daciifka ah si fudud wax uma cafiyaan waxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka daciifka ah si fudud wax uma cafiyaan waxay




1- Haddii uu Qof joojiyo dhaqdhaqaaqa muddo 15 daqiiqo ah waa uu gam'ayaa qofkaasi.[si dhaba ayuu u seexday]


2- 90% kamida dadka aad ayay u xiiseeyan marka ay labo qof dagaalamayso halka 10% kamida ay isku dayaan inay kala qabtan.



3- Dadka daciifka ah si fudud wax uma cafiyaan waxay had iyo jeer jecel yihiin inay aargutaan.


4- Labada qof ee sida dhabta xaqiiqada isu jecel 80% iskuma sheegtan jaceylkooda kaliya dareemahooda ayay isku muujiyan.


5- Dadka da'doodu u dhaxayso 18 illaa iyo 33 Jir ayaa ugu welwel badan inta dunida joogta.


6- Maskaxdaadu waa ay dareemi kartaa qofka kugu dhaygaga - xattaa haddii aad hurudo.


7- Badanaa qofka ka faalooda nolosha dadka kale waa mid aan ku kalsooneyn noloshiisa.


8- Qofka ku dhasha indho la'aanta waxaa uu ku riyooda codod oo kaliya.


9- 90% Dhibaatooyinka waxaa abuura maskaxda.


10- Celcelis ahaan muddada dumarku ay qarin karaan sir waa 47 saac iyo 15 daqiiqo.


waxaa sharaf ii ah inan kula wadaagay qormooyinkaan adna waxaa sharaf kuu ah inaad wax ka faaidday aadna ii garato waxa an mudnahay.



W/Q/ Abdirahman Mohamed Yuzzuph


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...