Qodobo Cilmu Nafsi ah New waye kuwaan.
Gabdhuhu ninka inuu soo jiidasho leeyahay waxay ogaadan marka ay arkaan naago kale oo isaga u dhoola cadeynaya.
Haddii aad dareento murugo bilaa sabab ah waxaa hubaal ah in uu ku tabayo qof aad ka maqan tahay.
Qofka badanaa ku dareensiiya inadan qiimo ka lahayn agtiisa waa qof aad qalbigiisa si qarsoodi ugu jirto.
Bini'aadanka maskaxdooda waxay leedahay qeyb diidmo ah waxaa ayna xasuustan waxa xun in ka badan wixii wanagsana.
Inta badan dadku way nicib yihiin dadka dabeecadaha xun iyo kuwa cabashada badan.
inaad guul-darreysato waxaa sababi kara inaad ku mashquusho dhibkii aad soo martey halkii aad diirada saari lahayd inta ka harsan guushada.
masoo badiyaa cilmu nafsiyo cusub oo new ah.?
F.g sawir ayaan waayay kan ban so qaatay igu qaata.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!