"Badhasaabka Gobolka Sanaag Waa Ciilqabe" Siyaasi Barkhad Geedi.

0
Tuesday December 20, 2022 - 09:47:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Badhasaabka Gobolka Sanaag Waa Ciilqabe" Siyaasi Barkhad Geedi.

    "Badhasaabka Gobolka Sanaag Waa Ciilqabe" Siyaasi Barkhad Geedi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Badhasaabka Gobolka Sanaag Waa Ciilqabe" Siyaasi Barkhad Geedi.

 

 

 

"Badhasaabka Gobolka Sanaag waa ciilqabe beegsanaya shaqaalaha dawlada oo ka soo jeeda cid gaara, waa nin dhalinyaro ah hadana qarsan kariwayay cadhada uu qabo.

 

Sidoo kale waxa jira oo aanu bulshada u soo bandhigaynaa masuuliyiin iskugu jira Xildhibaano iyo kuwa xukumadda ku jira oo ka shaqaynaya hagar daamada shacabkii ay matelayeen oo Hay'adda shaqaalaha la hortaagan magacyada shaqaale dawladeed sidii looga saarilahaa Bayroodhka dawladda" Siyaasi Barkhad Geedi.


Loading...
Loading...