Waliga ma is waydisay hawada sare marki latago mxay meel madaw utahay

0
Monday December 19, 2022 - 11:03:03 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waliga ma is waydisay hawada sare marki latago mxay meel madaw utahay

    Ilayska Cad ( red light) wuxuu leeyahay mawjad-dherer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilayska Cad ( red light) wuxuu leeyahay mawjad-dherer


Kahor intan laga gudbin saqafka dhulka waxa jiray aragti biniadamka oo dhan wada aaminsana taaso ah meshas buluuga ah inay tahay walax cuf leh aan la dhaafi Karin
Maxu Cirka ugu muuqdaa buluug?


Dhulka waxaa ku wareegsan gibilka ( Atmosphere), Gibilka wuxuu ka koobanyahay ( Hawo taasi oo gaasyo isku jira leh sida Nitrogen iyo oxygen. Haddaba qaabka uu Ilayska qorrxadu ugu dhex safro gibilka ayaa cirka inoogu eekaysiiya mid buluug ah.

 Iftiinka cad ( white light) ayaa ka koobaan midabo badan sida Jeegaanta oo kale. Mid kasta oo midabadaas leh wuxuu ku socdaalaa mawjad hir ah oo Mawjad-Dhererkeedu ( Wavelength) oo ah foggaanta u dhaxaysa tuurta labada mawjadood, ayaa kala duwan oo aan sinnayn.

 Ilayska Cad ( red light) wuxuu leeyahay mawjad-dherer hir oo aad u dheer marka loo eego Ilaysyadda kale sida Ilayska Buluugva ah oo mawjad-dhererkiisu aad uga gaaban yahay.

Haddaba marka Iftiinka qorraxdu soo galo gibilkeena, mawjadahaasi way isku dhacaan Molekuyuulo neefo gaas ah.

Taasi oo dhalisa in mawjad-dherer midda dheeri sida casaanka iyo huruuddu ay si qumman uga tafaan inooguna muuqdaan midabka cadceeda oo kale. 

Laakiin mawjad-dherer gaabtii sida buluuga waxaa darafyada u kala firdhiya neefaha gaaska ee kuwii hore sida tooska u dhaafeen. 

Inkasta oo qayb ka mid ahi ka dhex baxdo hadana inta badan midabka buluugga ahi waxaa lagu soo celiyaa ( Reflected back) indhaheena iyada oo dhammaan jihooyinka inaga imanayo taasi oo inoogu muuqata midab buluug ah.

Tusaale kale:Badda markaad ka fog tahay waa buluug laakiin markaad dul tagto midabkaasi waa beenoobaa.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...