Somaliland Goorma Ayey La Soo Baxaysaa Shiidaalkeeda?

0
Saturday December 17, 2022 - 11:26:48 in News by Abdi Good
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Goorma Ayey La Soo Baxaysaa Shiidaalkeeda?

    Somaliland Goorma Ayey La Soo Baxaysaa Shiidaalkeeda?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Goorma Ayey La Soo Baxaysaa Shiidaalkeeda?

Somaliland sannadka cusub ayay bilaabaysa qodista Ceelkii ugu horreeyay ee shidaal kaas oo ku yaalla inta u dhexaysa tuulooyinka magaalo yar iyo Xood oo ka tirsan degmada Qoryaale ee gobolka Togdheer.


Cilmi baadhis hore loo sameeyay ayaa muujinaysa in rajo fiican oo laga qabo in Shidaal ka soo burqado.

Dhinaca kale Somaliland ayaa hore u ansixisay xeerarka Shidaalka iyo Khayraadka dhulka.

Xildhibaanada Deegaamadaasi laga soo doorto ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan shirkadaha qodaya Shidaalka iyo wasaaradda Macdanta iyo Tamarta.
May be an image of 6 people, people sitting, people standing, outdoors, tree and text that says '3 MEDIA'

Loading...
Loading...