"Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somalilands"..Tibor Nagy Kaaliyihii Maraykanka U Qaabilsanaa Afrika

0
Saturday December 17, 2022 - 11:21:56 in News by Abdi Good
  • Visits: 990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somalilands"..Tibor Nagy Kaaliyihii Maraykanka U Qaabilsanaa Afrika

    "Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somalilands"..Tibor Nagy Kaaliyihii Maraykanka U Qaabilsanaa Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somalilands"..Tibor Nagy Kaaliyihii Maraykanka U Qaabilsanaa Afrika
Kaaliyihii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Afrika sidoo kalena soo noqday Safiirka US ee Ethiopia iyo Guinea Mr Tibor Nagy, ayaa sheegay in la so gaadhay xilligii Maraykanku xafiis ka furan lahaa Hargeysa.


"Ugu dambayn, Somaliland waxay awood u leedahay inay ka qayb gasho barnaamijyada Waaxda Difaaca Maraykanku fuliso, iyadoo lagu saxeexay hindise-sharciyeed Koongaraysku gudbiyey. Tallaabada xigta ee Maraykanka laga filayo ayaa ah inuu xafiis ka furto Hargeysa, si la mid ah waddamada kale ee dunida.”
Sharcigan cusub haddii madaxweyne Biden, saxeexo Somaliland iyo Maraykanku waxa ay yeelan doonaan Iskaashi dhinacyo badan leh.
May be an image of 1 person and beard

Loading...
Loading...