Dhambaal Tacsi Ah Oo Ku Socda Ehelada Marxuun Cabdifataax Ismaaciil Tiger Oo Maanta Lagu Aasay Hargeysa
Dhambaal Tacsi Ah Oo Ku Socda Ehelada Marxuun Cabdifataax Ismaaciil Tiger Oo Maanta Lagu
Agaasimaha shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com Cabdirisaaq Good Nuur
Hal Abuur Sakariye Saxardiid Awaare.
Cabdiraxmaan Maxamed Qulumbe
Cawke Xuseen Cawad
Axmed Cabdilaahi Diini
Khaliil Cali Kaahin
Ayaanle Cabdi Yuusuf
Cawaale Warsame Cumar
Cabdi wali Axmed Daahir
Axmed Saleebaan Cumar
Maxamed Garaad Saleebaan
Mawliid Muumin Ibraahin
Axmed Cabdiraxmaan Maxamed
Cabdirisaaq Xuseen Nuur
Cabdi Cali Qoofal
Mubaarig Nuur Cabdi
Caydiid Xiis Caydiid
Maxamed Cismaan Maxamuud
Liibaan Saleebaan
Cabdixakiin Maxamed Xaliye
Axmed Raxaab.
Dhamaanba dadkaasi iyo Maamulka iyo shaqaalaha baanka caalamiga ah ee Dahabshiil waxay dhambaal tacsi ah oo tiiraanyo leh gaadhsiinayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay alle haw naxariistee Marxuun Cabdifataax Ismaacil Cabdilaahi Tiger oo ku geeriyooday shil baabuur isla markaana maanta lagu aasay xabaalaha Haleeya ee duleedka magaalada Hargeysa, waxaanay marxuunka alle uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaan ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo.
Aaammmiiiinnnn Aaammmmiiinnnnnn Aaammmiiiinnnnn
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!