Fiditaanka Hargeysa oo Qaloocsamay ayaan Saxayaa."Maayer Mooge

0
Thursday December 15, 2022 - 12:28:54 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fiditaanka Hargeysa oo Qaloocsamay ayaan Saxayaa."Maayer Mooge

    Wuxuu sheegay in illaa markii ay xilka qabteen dedaal ugu jireen sidii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu sheegay in illaa markii ay xilka qabteen dedaal ugu jireen sidii



Maayerka Caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge oo shalay hadal ka jeediyay munaasibad lagu soo bandhigayay xog uruurinta qorshe magaaleedka Caasimadda ayaa sheegay in ka dawlad hoose ahaan ay codsadeen in loo sameeyo Master Plan, waxa uu u mahadceliyey guddida nashqadaynta qaranka iyo wasaarada hawlaha guud oo uu sheegay in ay codsigaasi ka aqbaleen.



 

Maayer Cabdikariim ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ahayd magaalo ku fiday qorshe la’aan, taasoo keentay inay qaloocsanto, waxaanu ku hambalyeyay Guddida Qaran ee Nashqadeynta aqbalaada codsigooda.


Wuxuu sheegay in illaa markii ay xilka qabteen dedaal ugu jireen sidii qorshaha magaalada loo toosin lahaa, una heli lahayn hannaan nashqadeyn casri ah.waxaanu iftiimiyay in ay doonayaan in ay saxaan qorshe magaaleedka caasimadda oo qaloocsamay.

Loading...
Loading...