Xisbiga UCID Oo Ujawaabay Masuul Sheegay In Uu Iskaga Tagay Xisbigaasi

0
Wednesday December 14, 2022 - 18:26:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga UCID Oo Ujawaabay Masuul Sheegay In Uu Iskaga Tagay Xisbigaasi

    "mawqifkiisii siyaasiga ahaana ay ka tan bataan olo olayaasha beeleysan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"mawqifkiisii siyaasiga ahaana ay ka tan bataan olo olayaasha beeleysan"



Hargaysa (HWN) Xoghayaha Xidhiidhka Goloyaasha Xisbiga UCID Yasin Cabdilahi Xaashi ayaa ka hadlay Maayar ku xigeenka Burco oo sheegay in uu iskaga tagay Xisbiga UCID oo uu hore uga tirsanaa.

 

"Duufaanada waaweyn ee Siyaasadeed ee Sanadkii ugu dambeeyey ka dhacaayey Somaliland Wax culus maaha in masuul dayar oon waayo aragnimo da'eed ama waayo aragnimo shaqo mid siyaasadeed lahayn oon cago badan ku taagneyni iney duufaanadaasi qaataan, mawqifkiisii siyaasiga ahaana ay ka tan bataan olo olayaasha beeleysan ee masuuliyiin badani wadaan, Maayar xigeenka degmada Burcana Mubaarig Baaryare dayartaas uun buu kamid yahay".

 

Maaha masuulkii koowaad ee sheegay in uu ka tagay Xisbigii hore ee uu ka tirsanaa balse waxa jira masuuliyiin kale oo iyaguna iskaga huleelay asxaabtii hore ay ka tirsanaayeen, intooda badana waxay galee ururada cusube ee Siyaasada Somaliland.


Loading...
Loading...