Dhimasho Iyo Dhaawac Soo Gaadhay Ciidanka Booliska Somaliland

0
Wednesday December 14, 2022 - 09:53:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimasho Iyo Dhaawac Soo Gaadhay Ciidanka Booliska Somaliland

    "Ciidanka ayaa wakhtigii gaadhigu la gaddoomay ku gudajiray hawlo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidanka ayaa wakhtigii gaadhigu la gaddoomay ku gudajiray hawlo"



Dararweyne (HWN) Alle haw naxariiste hal askari ayaa ku geeriyooday laba kalana way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay degaan u dhaxeeya degmada Ceel’Afweyn iyo degmada Darar’weyne.

 

Wararka Dawan ka soo gaadhaya degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in gaadhi ay wateen askar ka tirsan ciidanka booliska ee degmada Ceel Afweyn in uu  kula rogmaday.

 

Ciidanka ayaa wakhtigii gaadhigu la gaddoomay ku gudajiray hawlo ay ka fulinayeen degmada Dararweyne ee gobolka Sanaag.

 

Dhaawaca labada askari ayaa lageeyay cisbitaalka degmada Dararweyne ee gobolka Sanaag, halkaasi oo lagu dabiibayo xaaladooda caafimaad.


Loading...
Loading...