"Dadka Reer Berbera Waxa Ka Nasiib Fiican Jiridaha Dhirta Ee La Taagayo"..Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka

0
Monday December 12, 2022 - 14:11:57 in News by Abdi Good
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dadka Reer Berbera Waxa Ka Nasiib Fiican Jiridaha Dhirta Ee La Taagayo"..Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka

    "Dadka Reer Berbera Waxa Ka Nasiib Fiican Jiridaha Dhirta Ee La Taagayo"..Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadka Reer Berbera Waxa Ka Nasiib Fiican Jiridaha Dhirta Ee La Taagayo"..Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka
mudane Cabdirashiid Maxamed Xaaji oo ka mid ah golaha deegaanka Berbera ayaa ka dayriyey xaalada ka jirta xarunta gobolka Saaxil.

mudane gole deegaan Cabdirashiid ayaa qoraal uu soo saaray ku yidhi "


Dadka Reer berbera waxa ka Nasiib Fiican Jirirdaha dhirts ee la Taagayo!

"Marka aad si dhaw ugu kuurgasho xaalada magaalada Berbera waxaad moodaa in maamulka Degmaddu kaga mashquuleen baahiyaha aasaasiga ah dogobyadaa lataagtaagayo waxaanad is odhanaysaa dadka ku nool Berbera waxaa ka nasiib fiican jiridahaa la taagtaagyo.

Waayo Jiridahaa tuurtaa lagu qaadaa marka la taagona waa la waraabiyaa waana la xanaaneeyaa halka bulshada reer Berbera ka liitaan dhinacyada Arimaha bulshada ee ay ahayd in ay ka haqab beelaan marka loo eego dhaqaalaha soo gala Degmadda Berbera" W/Q: Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yusuf.

May be an image of 1 person and beard
May be an image of body of water, tree, nature, sky and beach


Loading...
Loading...