Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiraysa Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Diyaar

0
Monday December 12, 2022 - 17:56:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1907
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiraysa Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Diyaar

    Inaa-lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa-lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.

 



Waxaa Magaladda Toronto ku Geeriyoodey Mujaahid, Ahmed Diyaar Ismaciil oo sanadihii ugu dambeeyay Noqday Sheekh ama wadaad wayn.



Dhamaan Bahda shabakada Hadhwanaagnews waxay marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu janadii Fardawsa geeyo, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna uu Samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Marxuumku sanadihii ugu dambeeyay waxa uu noqday sheikh ku xidhan masaajidka oo shantiisa salaadood ku tukan jiray jamaca, waxaanu ahaa qof dad jecel oo inta badan wanaaga ka shaqeeya.

 

Rabi Marti la jecelyahay haka dhigo. Aamiin Aamiin.

 

Loading...
Loading...