Xubin Ka Tirsan Gudida Fulinta Ee KULMIYE Oo Kulan La Qaatay Xisbiga Waddani

0
Monday December 12, 2022 - 09:41:12 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubin Ka Tirsan Gudida Fulinta Ee KULMIYE Oo Kulan La Qaatay Xisbiga Waddani

    "Kulankan ayaana ku soo beegmaya xili is afgaranwaa uu dhex maray"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kulankan ayaana ku soo beegmaya xili is afgaranwaa uu dhex maray"



Hargaysa (HWN) Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Cali Xaamud Jibriil iyo wasiirkii hore ee wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muunin Seed iyo ex Wasiir Qabyotire iyo xubno ka tirsan hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kullan ku yeeshay Magaalada Hargeysa

 

Inkastoona kulankani ujeedadiisa lala wadaagin warbaahinta hadana xogoha ka soo baxaya ayaa tilmaamaya in ex Wasiir Axmed Muunin Seed uu rabo in uu dib ugu laabto xisbigiisii hore ee Waddani.

 

Kulankan ayaana ku soo beegmaya xili is afgaranwaa uu dhex maray Axmed Muumin seed iyo Muuse Biixi, kaasi oo uu Seed kugacan saydhay xubno uu Muuse Biixi magacaabay oo uu kudaray Ex. Wasiir Seed.

 

 


Loading...
Loading...