Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Taariikhiga Ah Ee Xulka Marooko Ka Gaadhay Koobka Aduunka

0
Sunday December 11, 2022 - 13:01:00 in News by Abdi Good
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Taariikhiga Ah Ee Xulka Marooko Ka Gaadhay Koobka Aduunka

    Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Taariikhiga Ah Ee Xulka Marooko Ka Gaadhay Koobka Aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Taariikhiga Ah Ee Xulka Marooko Ka Gaadhay Koobka Aduunka
Xirsi Cali Xaaji Xasan, guddoomiyaha xisbiga Waddani ayaa si weyn u soo dhaweeyay guusha ay gaadhay kooxda Kubadda Cagta Marooko.

" Hambalyo kal iyo laab ah ayaan u dirayaa xulka qaranka dalka Morocco oo caawa guul taariikhi ah ka soo hooyay koobka Adduunka, isaga oo u gudbay wareeggii Semi-finalka, isla markaana noqday dalkii u horreeyey dalalka Islaamka, Carabta iyo Afrikaba ee heerkan soo gaadha.


Guul ayaan u rejaynayaa Libaaxyada Morocco labada kulan ee ka xiga hanashada koobka.
May be an image of 1 person
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...