Ex Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Mid Waliba Safarka Ugu Badean Ku Tagay Wadanka Uu Baasaaboorka Ka Haysto

0
Sunday December 11, 2022 - 12:56:43 in News by Abdi Good
  • Visits: 1281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Mid Waliba Safarka Ugu Badean Ku Tagay Wadanka Uu Baasaaboorka Ka Haysto

    Ex Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Mid Waliba Safarka Ugu Badean Ku Tagay Wadanka Uu Baasaaboorka Ka Haysto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ex Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Mid Waliba Safarka Ugu Badean Ku Tagay Wadanka Uu Baasaaboorka Ka Haysto
Siillaanyo 11 Jeer ayuu tegay Ingiriiska, Muuse Biixi 8 jeer ayuu tegay Jabuuti.

Safarada Labba Madaxwayne: Jabuuti Vs Ingiriis !!


Madaxwayne kastaa dalka uu dhalashadiisa haysto ayuu ku badan yahay, Mad. Axmed Siilaanyo wuxuu ugu safar badnaa Ingiriiska, Mad. Muusena wuxuu ugu badan yahay Jabuuti. Haddii Cirro iyo Faysal mid yimaadana, Finland ayaa inoogu badanaysa.

Mad. Axmed Siilaanyo qaaradiisa Yurub ayuu ugu badnaa, Mad. Muusena qaaradiisa Afrika.
May be an image of 2 people and text that says '11 Safarada Dibadda (2010 (2010-2022) 2022) H.E Ahmed Silanyo 8 7 H.E Muse Bihi 34 5 18 3 22 2 1 1 Eenglena england አአከርምታድ Ethiopia UAE Djibouti DibOut Kuwait Turkey ChInisA China USA France fraland Ireland Djibouti Dlibeuti Ethiopia UAE USA Ethiopia Conakry Cordky Kenya Kenya Guinea Guinea'

Loading...
Loading...