Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Uu Gaadhay Xulka Kubada Cagta Ee Morocco

0
Sunday December 11, 2022 - 09:58:25 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Uu Gaadhay Xulka Kubada Cagta Ee Morocco

    "Guul ayaan u rejaynayaa Libaaxyada Morocco labada kulan ee ka xiga hanashada koobka."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Guul ayaan u rejaynayaa Libaaxyada Morocco labada kulan ee ka xiga hanashada koobka."



 

Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa hambalyo udiray xulka dalka Morocco oo xalay guul taariikhiya sameeyay, kadib markii ay ka badiyeen xulka Portugal.

 

"Hambalyo kal iyo laab ah ayaan u dirayaa xulka qaranka dalka Morocco oo caawa guul taariikhi ah ka soo hooyay koobka Adduunka, isaga oo u gudbay wareeggii afar-dhammaadka (Semi-final), isla markaana noqday dalkii u horreeyey dalalka Islaamka, Carabta iyo Afrikaba ee heerkan soo gaadha.

Guul ayaan u rejaynayaa Libaaxyada Morocco labada kulan ee ka xiga hanashada koobka.”


Loading...
Loading...