Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Maxkamad Lala Tiigsanyo Iyo Sababta

0
Friday December 09, 2022 - 15:48:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Maxkamad Lala Tiigsanyo Iyo Sababta

    "Beryahan dambe waxa ku soo badanaya Somaliland dhacdooyin aan ku haboonayn sharciga ciyaaraha"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Beryahan dambe waxa ku soo badanaya Somaliland dhacdooyin aan ku haboonayn sharciga ciyaaraha"



Hargaysa (HWN) Kooxda ciidanka Qaranka Somaliland ee Gashaan ayaa sheegtay in ay maxkamda u gudbin doonaan dacwad ka dhan ah xidhiidhka kubada cagta somaliland, kabtanka kooxda oo hadlay ayaa yidhi "Waxaanu u baahanay sharci, ciyaarihii aanu 6 bilood soo wadnay kama hadhayno ee maxkamadaha ayaanu dacwad u gudbinaynaa waayo kooxda gaashaan cashuur bay bixisaaā€¯.

 

Beryahan dambe waxa ku soo badanaya Somaliland dhacdooyin aan ku haboonayn sharciga ciyaaraha inay ka dhacaan garoomada lagu ciyaaro.

 

Waxaa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhaca garoomada ciyaaraha kamid ahayd garsoore dhex-dhexaadinayay ciyaar oo markeliya labadii kooxood ee ciyaarayay koox kamid ahi ay lag iyo feedh ku bilaabeen garsoorihii, taasi oo ay dhaawacyo ka soo gaadheen garsoorihii.


Loading...
Loading...