Maxay Tahay Khatarta Caafimaad Ee Looga Digayo Haweenka Uurka Leh Haddii Ay Qorax Ku Shaqeeyaan?

0
Friday December 09, 2022 - 09:39:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Tahay Khatarta Caafimaad Ee Looga Digayo Haweenka Uurka Leh Haddii Ay Qorax Ku Shaqeeyaan?

    "Cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in garaaca wadnaha ee canugga uu kordhay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in garaaca wadnaha ee canugga uu kordhay"



 

Daraasad lagu sameeyay beeralayda Gambia ayaa lagu ogaaday in haweeneyda uurka leh marka ay ku shaqeyso kuleyl aad u daran ay khatar caafimaad ku keento ilmaha uurka ku jira.

 

Cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in garaaca wadnaha ee canugga uu kordhay heerar khatar ah.

 

Cilmi-baarayaal ka socda Iskuulka London ayaa sheegay in garaaca wadnaha ee hooyada uurka ku jirta uu kordhay heerar halis ah.

 

Saynis yahanada ayaa ku baaqaya in la sameeyo cilmi baaris dheeraad ah, iyadoo meelo badan ay wajahayaan heerkul sare.

 

BBC


Loading...
Loading...