Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Degay Sucuudiga, Xasan Sheekh Oo Isna Ku Wajahan Iyo Halka Muuse Biixi Ku Sugan Yahay

0
Friday December 09, 2022 - 00:37:41 in News by Abdi Good
  • Visits: 3824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Degay Sucuudiga, Xasan Sheekh Oo Isna Ku Wajahan Iyo Halka Muuse Biixi Ku Sugan Yahay

    Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Degay Sucuudiga, Xasan Sheekh Oo Isna Ku Wajahan Iyo Halka Muuse Biixi Ku Sugan Yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Degay Sucuudiga, Xasan Sheekh Oo Isna Ku Wajahan Iyo Halka Muuse Biixi Ku Sugan Yahay
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka degay magaalada Riyaad oo uu shir uga furmayo dalalka carabta iyo shiinaha.

Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna la filayaa inuu Goor dhaw gaadho dalka sucuudiga si uu u a qaybgalo shirka u furmaya shiinaha iyo carabta.


Muuse Biixi ayaa dhankiisa wali ku sugan Jabuuti, shirar hoose oo uu la qaatay Xasan Sheekh ayaana u dheeraa meherkii uu ka qaybgalay, ilaa hadana ma jiraan shaqooyin u qabsoomay oo safarkiisa cadayn kara inuu ahaa mid shaqo sidii ay madaxtooyadu ku sheegtay.
No description available.

Loading...
Loading...