War Degdeg Ah:- Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Socdaal Ugu Baxay Wadanka Kenya Iyo Cida Soo Martiqaaday

0
Thursday December 08, 2022 - 13:25:28 in News by Abdi Good
  • Visits: 2038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah:- Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Socdaal Ugu Baxay Wadanka Kenya Iyo Cida Soo Martiqaaday

    War Degdeg Ah:- Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Socdaal Ugu Baxay Wadanka Kenya Iyo Cida Soo Martiqaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Degdeg Ah:- Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Socdaal Ugu Baxay Wadanka Kenya Iyo Cida Soo Martiqaaday

Murrashax Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa u socdaalka dhinaca Waddanka Kenya.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay ujeeddada socdaalkan Murrashax Waddani uu ku tegay Kenya, hase yeeshee warar xogogaal ah ayaa tibaaxay in Murrashax Cirro ka qayb geli doono shir ay isugu imanayaan dalalka Caalamka ee Somaliland ka caawiya Dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka,iyada oo lagu soo marti qaaday shirkaasi, sida wararku sheegeen.


May be an image of 1 person

Loading...
Loading...