Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Gaadhi Gargaarka Degdega qaabilsan Ku Wareejiyey Xaafada Daami

0
Wednesday December 07, 2022 - 10:02:47 in News by Abdi Good
  • Visits: 995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Gaadhi Gargaarka Degdega qaabilsan Ku Wareejiyey Xaafada Daami

    Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Gaadhi Gargaarka Degdega qaabilsan Ku Wareejiyey Xaafada Daami

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Gaadhi Gargaarka Degdega qaabilsan Ku Wareejiyey Xaafada Daami
xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiilada somaliland ayaa gaadhi gargaarka degdega ah ku wareejiyey dadweynaha xaafada Daami ee magaalada Hargeysa.

xildhibaan Barkhad oo ka hadlayey sababaha uu gaadhin ugu wareejiyey xaafada Daami iyo waxyaabaha uu u qaban doono ayaa waxa uu ku yidhi qoraal uu soo saaray:-


"Sharaf ayey ii tahay saaka in aan dadkeyga iyo deegaanka xaafaddeyda Daami aan ku wareejiyo Gaadhi Ambalaas ah oo dadka dhinta maydkooda lagu qaado kuwa xannuusanayana dhakhtaradda lagu geeyo.

May be an image of 10 people, people standing and road
May be an image of outdoors
May be an image of 5 people, people standing and outdoors

Loading...
Loading...