Nuxurka Safar La Xaqiijiyey In Muuse Biixi Ku Tagayo Dalka Jabuuti.

0
Wednesday December 07, 2022 - 09:53:41 in News by Abdi Good
  • Visits: 1194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Safar La Xaqiijiyey In Muuse Biixi Ku Tagayo Dalka Jabuuti.

    Nuxurka Safar La Xaqiijiyey In Muuse Biixi Ku Tagayo Dalka Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Safar La Xaqiijiyey In Muuse Biixi Ku Tagayo Dalka Jabuuti.
Rasmi: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u safri doona Jamhuuriyada Awooda badan leh ee Geeska Afrika ee Jabuuti isagoo martiqaad rasmi Ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Xaaji Ismaacil Cumar Geelle.
May be an image of 2 people, people standing and suit


Madaxweynaha Somaliland ayaa Jabuuti kaga qayb galaaya wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya oo Dawlada Jabuuti ay dhexdhexaadinayso.

Safiirka Somaliland ee Jabuuti Amb. Cabdifatax Siciid Axmed ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay  in Wada hadalada Bilaabintaankoodu ku xidhan yahay Shuruud ah in Soomaliya Ay Fuliso Qodobadii 7-da ahaa ee Madaxweynaha Somaliland xalay u sheegay waftigii uu la kulmay, marka qodobadaas la fulinaya wada hadaladu bilaabmi karaan uun.

sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Muuse Biixi ka qayb galayo xaflada meherka gabadh uu dhalay madaxweynaha jabuuti iyo saadaq joonkii Muqdisho oo ka dhici doono dalka Jabuuti.

Loading...
Loading...