Faysal Oo Sheegay In Muuse Biixi Aanu Haysan Sharciyad Uu Ku Matalo SLAND

0
Tuesday December 06, 2022 - 21:56:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Faysal Oo Sheegay In Muuse Biixi Aanu Haysan Sharciyad Uu Ku Matalo SLAND

    "Waxa uu metelaa xisbigiisa Kulmiye oo keliya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa uu metelaa xisbigiisa Kulmiye oo keliya"



Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Muuse Biixi aanu haysan sharciyad uu ku matalo Somaliland, cida uu matalo ee keliyana  ay tahay xisbigiisa KULMIYE.

Gudoomiye Faysal ayaa intaasi raaciyay oo sheegay in aan wax dhibaato ahi kala dhaxayn Somaliya.

 

"Muuse Biixi ma haysto sharciyad iyo awood shacab oo uu ku metello shacabka Somaliland. Waxa uu metelaa xisbigiisa Kulmiye oo keliya. Wada hadalka lala galo waxa ay ka soo qaadaysaa Somaliland  kuwo aan ansax ahayn oo islamarkaana ku ah faro gelin arimaha gudaha ee Somaliland. Ma jirto wax dhibaato ah oo naga dhexaysa goboladda qabiiladdu maamulaan ee Somalia.”

 

Hadalka Gudoomiye Faysal ayaa daba socda kulan uu caawa Muuse Biixi madaxtooyada kula qaatay ergo ka kala socota wadamada Norwey iyo Turkiga, wafdigaasi oo Muuse Biixi kala hadlay wada hadalada udhaxeeya Somaliland iyo Somaliya, isagoo Muuse Biixina sheegay in uu diyaar uyahay wada hadalada.



No description available.

Loading...
Loading...