Xildhibaanka Ugu Saamaynta Badan Gobolka Togdheer:

0
Tuesday December 06, 2022 - 09:34:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanka Ugu Saamaynta Badan Gobolka Togdheer:

    W/Q: Cabdiqani Cabdilahi Axmed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cabdiqani Cabdilahi Axmed.


 


 

Cabdiqani cabdilahi axmed Waa xildhibaan gobolka togdheer, Waana Mid Kamid ah Shakhsiyaadka  ugu Saamaynta Badan xildhibaanada golaha degaanka burco, waa xildhibaan Dhexdhexaad ah, Halka Uu Noqday xildhibaankii  ugu Wanaagsanaa xildhibaanada  so maray gobolka togdheer Tan Iyo Markii La Aasaasay somaliland.

 

SOOYALKIISA WAX BARASHO:

 

Cabdiqani  Waxa Uu ku Dhashay Degmada BURCO ee Gobolka TOGDHEER Sanadkii 1988/3/17 Wuxuu Ku Qaatay Waxbarashadiisa Hoose, Dhexe (togdheer school) Oo ku yaala Badhtamaha Magaalada burco Dugsiga Sarena Wuxuu Ku qaatay Dugsiga (sheekh Bashiir) ee gobolka togdheer.

 

Cabdiqani  Waxa Uu Hogaan Iyo Xubnaba Kasoo Noqday Madallo Iyo Ururo Ka jiray Gobolka togdheer, Waxaanu ka qaatay kaalin wayn.

Wuxuu Kaloo soo noqday company kaafi total logistics

maamul, Halka Haatan uu Yahay Hogaanka xildhibaanada  gobolka togdheer.

 

waa xildhibaan ugu da'da yar ee lagaso  doortay gobolkii togdheer ee inta badan  odayaal ragaadiyeen intooda badani.

 

Cabdiqani waa aqoonyahan karti dadnimo dulqaad  alle ku manaystay,  waa shakhsi dedaal iyo xurmo badan, Waa xildhibaan ugu firfircoon xildhibaanada gobolka togdheer kana soo bixi kara xilkaa loo igmaday.

  

Alle Waxaan uga Baryeynaa Inuu Xilkaa Loo Igmaday Ku Asturo, Kana Dhigo Midkii Guul U Horseeda Guud Ahaan Somaliland Gaar ahaana gobolkii togdheer.

 

W/Q: ABUBAKAR BAQDAADI.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...